BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Markii ugu horeysay in ka badan 50 sano, dadku waxay ku laabanayaan dayaxa
Markii ugu horeysay in ka badan 50 sano, bini'aadamku waxay ku soo laabanayaan dayaxa, iyaga oo ka safraya dhulka in ka badan sdii horay u jirtay.
TOOS, Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto oo gantaal ku garaacay Israa'iil markii ugu horreysay tan iyo markii uu dagaalka billowday
Israa'iil iyo Iiraan ayaa xalay is dhaafsaday weerarro, iyadoo gantaallo lagu qabtay Imaaraatka Carabta.
Waa maxay sababta Jarmalku u raadinayo shaqaale muhaajiriin ah iyo halka uu ka helayo
Jarmalku waxa uu sii wadaa in uu la kulmo dhibaatooyin shaqaale yari xirfad leh iyada oo shaqaalaheedii da'da ahaa ay hawlgab yihiin oo aanay jirin musharrixiin da'yar oo ku filan oo beddela. Si la iskugu dayo in la yareeyo dhibaatada, waddanku wuxuu sii kordhinayaa inuu Hindiya ka raadiyo shaqaale.
Muxuu Imaaraadka Carabta u noqday bartilmaameedka Iiraan?
Tirakoobyada kale waxay muujinayaan in Imaaraatka si ka badan waddamada kale ee Carabta loo beegsaday.
Trump ma siyaasad bey ka tahay dib u dhigista weerarkii xarumaha nukliyeerka Iran mise si uu xiisadda u dejiyo?
Waxaa socda dadaallo diblomaasiyadeed. Maraykanka iyo Iran ayaa farriimo is dhaafsanaya, gaar ahaan waxaa ku dhex jira Pakistan.
Dhaqaatiir muuqaal ka duubay haween dhalaya kadibna baahiyay oo shaqada kaga cayriyay
Dowladda Pakistan ee gobolka Punjab ayaa shaqada ka joojisay afar dhaqtar oo lagu eedeeyay in ay duubeen muuqaal labo bukaan oo lagu sameynayo qeybta C-section ee masraxa qaliinka haweenka ee isbitaalka dowladda.
Maxay yihiin Xuutiyiinta Yemen ee ku hanjabay inay kusoo biirayaan dagaalka Iiraan?
Ciidamada difaaca Israa'iil ee IDF ayaa sheegay inay aqoonsadeen gantaal laga soo riday dalka Yemen.
Wadamada Khaliijka ma u baahan yihiin istiraatijiyad cusub oo difaaca ah?
Dagaalka ka socda bariga dhexe ee ayaa su'aalo culus ka keenay waxtarka nidaamka difaaca ee dalalka Gacanka, gaar ahaan marka la eego jiritaanka heshiisyada difaaca ee lala galay awoodaha waaweyn iyo martigelinta saldhigyo militari ajnabi ah gudaha dalalkan.
Maxay tahay jaamacaddii ugu horeysay Afrika oo AI ah ee ay Itoobiya bilaabayso?
Hal-abuurka sayniska iyo tiknoolajiyadda adduunka ayaa gaaraya heer sare oo isbeddel la yaab leh iyadoo si degdeg ah u socota. Maanta, way sii adkaanaysaa in si cad loo kala saaro waxa dhab ah iyo waxa ay sameyso sirdoonka macmalka ah (AI).
Israa'iil oo beegsatay goob gantaallo oo ku taala Iiraan iyo qiimaha shidaalka oo kor u kacay
Waxa uu hoggaamiyihii hore ee Iiraan Ali Khamenei, ku tilmaamay “nin waalnaa”, isagoo sidoo kale sheegay in Iiraan aysan dooneyn in ay la wareegto Israa’iil oo kaliya, balse ay dooneyso “Bariga Dhexe oo dhan”.
Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay war cusub oo ku saabsan dagaalka Iiraan
Tallaabadan waxay sii xumeyn kartaa qalalaasaha shidaalka iyo dhaqaalaha adduunka ee uu sababay dagaalka Bariga Dhexe.
Cabitaanka biyaha kulul aroortii hore ma u fiican yihiin caafimaadkaaga?
"Waxaan ku arkay baraha bulshada muuqaal, waxaanan sii waday daawashada muuqaal ka dambeeya muuqaal kale… Markaas ayaan is iri, maxaa diidaya inaan isku dayo waxa la sheegayo."
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 30 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 26 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































