BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Rai'sul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay hogaamiyaha cusub ee Koonfur galbeed
Magacaabidda ayaa dambeysay ka dib markii uu meesha ka baxay madaxwaynIhii Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Laftagareen
Afhayeenka Koonfur Galbeed oo BBC uga warramay wixii Baydhabo ka dhacay iyo tallaabooyinka xiga
Wuxuu sheegay in dhankooda ay go'aan ku gaareen in ay kala bad-baadiyaan ciidamada isla markaana ay keentay arrintaasi go'aankii madaxweynihii ku dhawaaqay inuu is casilay uu kaga baxay magaalada Baydhabo oo ugu duulay Nairobi, oo hadda uu ku suganyahay.
Shan qeybood oo uu dagaalka Iiraan ka saameynayo Soomaaliya
Soomaaliya ayaa inta badan ku tiirsan waxyaabaha laga soo dhoofiyo dalalka dibadda. Ku-tiirsanaantaas Soomaaliya waxay ka tarjumaysaa colaado tobnaan sano ah, awoodda warshadaha oo aad u yar, iyo ku tiirsanaanta cuntada iyo shidaalka dibadda laga keeno.
Sidee walbahaarku u saameeyaa maqaarka jirkeenna?
Ma u guurtaa guri cusub oo si lama filaan ah ma kaaga soo baxaan finan? ma se ku aragtay jirkaaga isbadal lama filaan ah? Waxaa laga yaabaa in tani aysan ahayn wax iska dhacay oo keliya.
Trump oo sheegay in uu ka qeyb gali doono doodaha dhalashada ee maxkamadda sare
Iyada oo qayb ka ah ololihiisa socdaalka, Trump wuxuu saxiixay amar soo afjaraya xaqa ay carruurta dadka aan sharciga lahayn u leeyihiin in ay helaan dhalasho.
Khatar intee le'eg ayaa ku jirta in Maraykanku la wareego Yuraaniyamka Iiraan
Bilawgii dagaalka, Iiraan waxa ay haysatay ku dhawaad 440kg oo Uranium ah oo la tayeeyay 60%, sida ay sheegeen saraakiil sarsare oo Maraykan ah.
"Dunida uma furna waddo kale oo aan ka ahayn in Iiraaniyiinta lala xaajoodo" – the Financial Times
Sida laga soo xigtay khubarada millatariga reer galbeedka, dabeecadda aagga juqraafi, oo ay weheliso awoodaha tignoolajiyada Iran, oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, ayaa ka dhigaya mid aad u adag in la sugo maritaanka marin-biyoodka Hormuz.
Faahfaahinta qaabkii xulka Soomaaliya ay ugu soo gudbeen cayaaraha AFCON 2027
Labadii cayaar ee labada kooxood dhex maray ayey Soomaaliya muujisay in ay aad u dhiifoon tahay inkastoo uu cadaadis haystay
Goorta uu Turkiga qodista shidaalka ka bilaabayo Soomaaliya oo la shaaciyay
Marka la isku daro maraakiibta qodista iyo kuwa sahmiya, Turkiga wuxuu hadda kaalinta afraad kaga jiraa caalamka marka loo eego baaxadda maraakiibtiisa.
Muxuu yahay hubka halista ah ee maalmihii u dambeeyay uu Mareykanka u adeegsaday Iiraan?
Khubarada hubka oo falanqeeyay sawirro la daabacay ayaa sheegay in gantaallo casri ah oo Mareykanku adeegsaday ay u badan tahay in loo isticmaalay weerarkii dhimashada badnaa ee bishii hore ka dhacay deegaan dadweyne oo ku yaalla Iiraan.
Wax ka ogow shanta marin ee ugu muhiimsan ganacsiga caalamiga ah
Dagaal u dhexeeya xulafada Maraykanka iyo Israa'iil iyo Iran ayaa keenay dhibaato caalami ah: nidaamka ganacsiga caalamiga ah waxaa lagu dhisay dhowr waddo oo badda ah oo loo yaqaan marin-biyoodka. Waa kuwan waxa aan ka naqaanno shanta waddo ee ugu muhiimsan badda.
Dagaalka Iiraan: Seddex cashar oo Trump uu ka baran karo taariikhda
Taariikhdu waxay casharro u soo saartay kuwa ku jira dagaalka ka socda Bariga Dhexe, sida ay u fahmaan casharradaasna waxay muujin doontaa jihada iyo waqtiga ay dunidu u baahan doonto si ay u wajahdo dhibaatooyinka.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 31 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































