Dilkii loo geystay George Floyd oo sababay Mareykanka oo dhan iney mudaharaadyo gilgilaan
Xigashada Sawirka, Getty Images
Mudaharaadyo ballaadhan ayaa dalka Mareykanka oo dhan ka socda, mudaharaadyadaasi oo ka dhashay dilkii boolis caddaan ah oo ka tirsan gobolka Minnesota u Isniinti u geystay wiil madow ah oo aan hubeysnayn.
George Floyd ayaa geeriyooday kaddib marki uu askari boolis ah uu jilibka qoorta ka saaray isaga oo gacmaha ka katiinadeysan.
Gobolka Minnesota uu dilka Floyd ka dhacay waxaa Sabtidi laga howl geliyey ciidamada ilaalada qaranka si ay uga hortagaan mudaharaadyada rabshadaha wata ee halkaasi ka socda.
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Reuters
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Reuters
Xigashada Sawirka, AFP
Xigashada Sawirka, Reuters
Xigashada Sawirka, EPA
Xigashada Sawirka, AFP
Xigashada Sawirka, Laura Fuchs
Xigashada Sawirka, Getty Images
Xigashada Sawirka, Darnella Frazier
Xigashada Sawirka, Twitter/Ruth Richardson
Xigashada Sawirka, Reuters
Waa qaar ka mid ah sawirra muujinaya mudaharaadyada gilgilay dalka Mareykanka.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo