Malaayiin qof ayaa ka qayb gashay mudaharaadyada isbeddelka cimilada ee caalamka ka socda

Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayb qaateen "iyaga oo dalbanaya in la helo cimilo caddaalad ku dhisan" dadka oo dhanna deeqda.

Ololahan waxaa sabab u ahayd gabar yar oo lagu magacaabo Greta Thunberg, oo dalbatay iney 1.1 milyan oo caruur ah ay ka qayb qaataan mudaharaadka iyaga oo maalintaa ka harayo waxbarashada.

Waa kuwan qaar ka mid ah sawirrada laga qaaday mudaharaadyada dunida oo dhan ka socda.

Magaalada Melbourne, Australia

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Magaalada Bangkok, Thailand

Xigashada Sawirka, Reuters

Mudaharaadayaasha waxay sida meydki iisu wareen afaafka hore ee xafiiska Wasaaradda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga Bangkok.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Reuters

Magaalada Berlin, Germany

Xigashada Sawirka, Reuters

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee ka dhacaya bartamaha magaalada Berlin

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Reuters

Magaalada London, UK

Xigashada Sawirka, Alamy

Mudaharaadayaal isugu yimid bartamaha fagaaraha Trafalgar ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Xigashada Sawirka, PA Media

Xigashada Sawirka, PA Media

Xigashada Sawirka, PA Media

Magaalada Cambridge, UK

Xigashada Sawirka, PA Media

Southampton, UK

Xigashada Sawirka, Alamy

Inta ay goobta mudaharaadka ka dhacayo ay gaadhin ka hor dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka waxay soo muuqdeen iyaga oo dhar cas soo xidhay.

Magaalada Nairobi, Kenya

Xigashada Sawirka, Reuters

Xigashada Sawirka, Reuters

Magaalada Warsaw, Poland

Xigashada Sawirka, Reuters

Lodz, Poland

Xigashada Sawirka, Reuters

Prague, Czech Republic

Xigashada Sawirka, EPA

Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Old Town ee dalka Prague.

Xigashada Sawirka, EPA

Magaalada Quezon ee dalka Philippines

Xigashada Sawirka, EPA

Mudaharaadayaasha cimilada deegaanka waxay mudaharaad qurux badan ku qabteen jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon oo ku taallo bariga Manila, dalka Philippines.

Magaalada New Delhi, India

Xigashada Sawirka, AFP

Xeebta Sanur Bali, Indonesia

Xigashada Sawirka, AFP