Sawirro: Dayax madoobaadkii xalay dunida ku habsaday

Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkay dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad

Xigashada Sawirka, Sagal Sheikh Ali/Twitter

Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Muqdishu ee dalka Soomaaliya

Xigashada Sawirka, Ahmed Kosar/Twitter

Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Nairobi

Xigashada Sawirka, Emad Karim

Qoraalka sawirka, Magaalada Qahira

Xigashada Sawirka, Reuters

Dalka Greece, dayaxa madoobadka ayaa kasoo muuqaday agagaarka macbad ku yaalla jasiiradda Sounion ee dalkaasi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Sawirka dayax madoobaadka magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka Switzerland

Halkan waa buuraha ku yaalla dalka Sweden, si caadi ahayn ayaa looga arkay dayax madoobaadka.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Dalka Singapore

Ma jirin qalab indhaha la gashanayay sii loo eego dayax madoobaadka.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Wa gadaasha dambe ee masaajidka Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu Dhabi

Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dad isugu soo baxay magaalada Sydney ee dalka Australia

Magaalada Sydney, dad ayaa isugu soo baxay si ay u arkaan dayax madoobaadka.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dadka reer Taiwan oo isticmaalaya qalab si ay u arkaan dayax madoobaadka

Dadka ku dhaqan magaalada Taipein ee Taiwan waxay isticmaalayeen qalab ay ku eegayaan dayax madoobaadka.

Qaar kamid ah dhagaysatayaasha ayaa BBC la wadaagay sawirrada dayax madoobaadka goobaha ay dunida ka joogaan.

Xigashada Sawirka, David Greer

Xigashada Sawirka, Emad Karim

Qoraalka sawirka, Sawirkan waxaa laga soo qaaday magaalada Qahira

Xigashada Sawirka, Emad Karim

Qoraalka sawirka, Magaalada Qahira