Daawo sawirrada Rakaabkii ugu horreeyay ee Asmara ka dagay

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah rakaabkii la socday diyaaraddii ugu horreysay ee Addis ababa ka duusha kana caga dhigata Casmara
Qoraalka sawirka, Goob kaniisad ah
Qoraalka sawirka, Dhismo qadiimi ah oo ku yaalla Asmara
Qoraalka sawirka, Dhismooyin Asmara
Qoraalka sawirka, Sawirka kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Dr Abiy iyo madaxwaynaha Eriteria
Qoraalka sawirka, Goob shaaha laga cabo
Qoraalka sawirka, Wiil yar oo iibiya sawirada madaxda iyo calamada
Qoraalka sawirka, Dhismayaasha Asmara
Qoraalka sawirka, Diyaaradda Ethiopian Airlines markii ay Asmara soo caga dhigatay