Laba sano kadib murankii Itoobiya iyo Soomaaliya, sidee haatan yahay xaalka labada dal?

Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo

Aadan Saalamiin ayaa waraysi uu la yeeshay wasiirkii hore ee qorsheynta Soomalaiya waxa uu waydiiyay su'aashaan. Halkaan ka dhagayso falanqayn ku saabsan.