Doorashadii shalay kadib maxaa la sugayaa?
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo
Haatan dadku waxay dhagta u taagayaan natiijadii ka soo baxday doorashadii dhacday.
Hadaba, sida xaalka yahay iyo talaabooyinka xiga ee la sugayo, ayaan idinkugu soo gudbineynaa warbixintaan.










