Sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee caalamka

Sawirrada xul-ka ah ee toddobaadkan laga soo qaaday qeybaha kala duwan ee caalamka.

Xigashada Sawirka, CHAIDEER MAHYUDDIN / AFP

Qoraalka sawirka, Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.

Xigashada Sawirka, JONATHAN ERNST / Reuters

Qoraalka sawirka, Madaxweyne Trump iyo musharaxaha xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden oo markii ugu horreeysay dood fool-ka fool ah ay dhexmartay.

Xigashada Sawirka, ROMAN PILIPEY / EPA

Qoraalka sawirka, Askarta Shiinaha oo waardiyeynaysa dalxiiseyaasha soo booqday Darbiga Great Wall.

Xigashada Sawirka, Finnbarr Webster / PA Media

Qoraalka sawirka, Raysal Wasaare Boris Johnson oo la tusayo sida loo sameeyo bulukeetiga iyo sida guryaha loou dhiso xilli uuu booqday Machadka Exeter ee Devon.

Xigashada Sawirka, Victoria Jones / PA Media

Qoraalka sawirka, Waa shaqaalaha waaxda maddadaalada oo dhigayay mudaaharaad aan shanqar lahayn xilli ay ku sugnaayeen fagaaraha baarlamaanka ee London.

Xigashada Sawirka, CHAIDEER MAHYUDDIN / AFP

Qoraalka sawirka, Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.

Xigashada Sawirka, OLYMPIA DE MAISMONT / AFP

Qoraalka sawirka, Ardayda magaalada Ouagadougou, ee dalkaasi Burkina Faso oo sugaysa furitaanka iskuulkooda maalintii ugu horreysay.

Xigashada Sawirka, Sergei Konkov / TASS via Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa sawir la qaaday xilli lagu jiray dabaal-degga maalinta dalxiiska, goobtuna waa kanaal ku yaal magaalada St Petersburg ee Ruushka.

Xigashada Sawirka, JAMES ROSS / EPA

Qoraalka sawirka, Waa laba eey oo laga jarayo dhogorta kaddib markii magaalada Melbourne ee Australia, laga khafiifiyay xaddidaadihii fayraska corona.