Halkee ayay ku tukadeen dadkii ugu badnaa salaadi ciidda?

Xigashada Sawirka, GLMCC

Qoraalka sawirka, Boqolaal kun oo dad ah

Iyada oo adduunka daafihiisa malaayiin qof ay u dabaaldagayeen munaasabadda ciidda, ayaa hase yeeshee meeshii dadkii ugu badnaa ay isugu soo baxeen qaarada Yurub noqotay magaalada Birmingham ee dalka UK.

Illaa 140,000 kun oo qof, waana sanadkii 7aad ee sidan oo kale loogu ciido barxadan ku taala magaaladan.

Goobtan waxaa lagu magacaabaa GLMCC, waxaana laga helayaa noocyada kala duwan ee cuntada iyo badeecooyin kala duwan.

Xigashada Sawirka, GLMCC

Qoraalka sawirka, Haweenay sawir ka qaadaysa ilmo yar
Qoraalka sawirka, Dhalinyaro jalaato cunaya

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Boqol kun wax ka badan ayaa salaadda ciidda oogay
Qoraalka sawirka, Nordin Tejeur, 44 jir , waxa uu kasoo jeedaa dalka Sweden, balse hadda degan Birmingham
Qoraalka sawirka, Qoys wada faraxsan
Qoraalka sawirka, Cunto
Qoraalka sawirka, Qoys kale

Xigashada Sawirka, GLMCC

Qoraalka sawirka, Dhalinyaro Soomaali ah

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Dumar

Xigashada Sawirka, GLMCC

Qoraalka sawirka, In meeshan la'isu imaado waxa ay bilaabatay 2011, xiligaas waxaa ka qeybgalay 12,000
Qoraalka sawirka, Middlesbrough's Albert Park
Qoraalka sawirka, Bristol