Sawirro: Diyaar garowga Ciidul Adxaa

Qoraalka sawirka, Suuqa Islii oo la ciirciiraya dad dukaamaysanaya
Qoraalka sawirka, Dukaamo laga adeeganayo
Qoraalka sawirka, Matoorro ayey dukaamadu shiteen si uusan ganacsiga iidda u istaagin
Qoraalka sawirka, Carruur suuqa loo soo waday si dhar loogu iibiyo
Qoraalka sawirka, Dad iibsanaya macmacaan
Qoraalka sawirka, Ariga waxaa loo isticmaalaa udxiyada
Qoraalka sawirka, Dadka xoolaha ka baayac mushtara suuqa ayey keeneen ari si ay uga faa'iidaystaan iidda.
Qoraalka sawirka, Dad ku mashquulsan dukaamaysi
Qoraalka sawirka, Waddo saxmad darteed la xiran
Qoraalka sawirka, Waddo ku taalla Islii oo aad looga dukaamaysanayo