Ciyaaraha kubada cagta ee gabdhaha ee Olibikada ka furmay Rio
Xigashada Sawirka, Getty Images
Tartankii ugu horeeyay Olymbikada ayaa ka socda Rio kaasi oo is reebreebka kubadda cagta gabdhaha uu ka bilowday labo maalin ka hor xafladda furitaanka Jimcaha.
Ciyaarta oo dhexmaraysa gabdhaha Sweden iyo kuwa South Afrika, ayaa ah tii ugu horreysay lix ciyaarood oo loogu talo galay inay Arbacada maanta dhacaan.
Garoonka Olymbik-ada ee Rio ayaa eber ahaa marka ay ciyaarta bilaabaneysay iyadoo dheesha ay socotay garoonka oo maran.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}