Marwo Bashiir: 'Hadii aan nin ahaan lahaa warqadaas lama soo direen'
Iyadoo oo ay soo shaac baxday warqad la sheegay inay qoreen Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya taas oo sheegeysa in Soomaaliya ay ka hartay tartanka madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa hadana xubinta Soomaaliya ku mataleysa tartankaas xildhibaan Marwo Bashiir waxay sheegtay inay wali ku jirto tartanka.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}