Coronavirus: Maxaa ila gudboon oo aan sameyn karaa?

hay'adaha caalamiga ah iyo dowlado ayaa bixinaya talooyiin cusub oo la xiriira sida looga hortagi karo fayraska Covid-19.

Haddaba sidee gacan uga geysan kartaa inuusan fayraskan faafin?

Qoraalka sawirka, Guriga iska joog - ma jirto sabab aad u baxdo haddii aysan dariiri ahayn

Sideen isugu deyi karaa wanaajinta caafimaadkeyga?

Qoraalka sawirka, Farxalka waa muhiim

Maxay yihiin astaamaha - maxaanse sameyn karaa haddii aad xanuun dareemo?