Coronavirus: Sawirrada isbitaalka uu Shiinaha maalmo ku dhisay

Magaalada dalka Shiinaha ku taalla ee Wuhan ayaa maalmo kooban ku dhistay isbitaal lagula tacaallo dadka qaba xannuunka coronavirus.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Isbitaalkan oo ka kooban 25,000-square-metre waa mid ka mid ah isbitaallada cusub ee la dhisay oo Isniinta xariga laga jari doono.

24 January aya la billaabay dhismaha isbitaalka.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Masuuliyiinta caafimaadka Shiinaha ayaa sheegay in 304 ay u dhinteen xanuunkan iyadoo 14,000 oo kiis ah la soo wariyay guud ahana dalka Shiinaha.

Xigashada Sawirka, Getty Images

22 dal ayaa laga soo wariyay in lagu arkay ilaa 100 bukaan oo xannuunkan qabto.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Coronavirus ayaa ka billowday magaallada Wuhan oo hoy u ah 11 milyan oo qof.

Sida ay sheegtay warbaahinta dowlada Shiinaha isbitaalkan Huoshenshan wuxuu leehay 1,000 sariirood.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Telefishinka shiinaha ee CCTV ayaa toos u tabinyay dhismaha isbitaalka waxaana la sheegay inay daawatay 40 milyan oo qof oo ku sugan gudaha dalkaasi Shiinaha

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Isbitaalka Huoshenshan wuxuu la naqashad yahay isbitaalkii Xiaotangshan Hospital, oo 2003-dii laga dhisay Beijing si loola dagalamo xanuunkii Sars virus

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xiaotangshan ayaa amarkaas lagu dhisay muddo 7 maalmood gudahood ah, wuxuuna rikoor u haystay inuu yahay isbitaalkii lagu dhisay muddadi ugu yareyd abid.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Alamy

Sida isbitaalkii Beijing, Huoshenshan waxaa loo isticmaalay qalab horay u diyaarsanaa.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xigashada Sawirka, Getty Images

.