Sawirro: Ciidda deegaanno ka tirsan dhulka soomaalida
Xilli muslimiinta ay shalay u dabaaldegayeen munaasabadda Ciiddul Fitriga, muslimiin badan ayaa waxay saaladda Ciidda ku tukadeen meelo kala duwan oo ka tirsan caalamka.
Magaalooyinka Garowe,Muqdisho iyo Jigjiga ayaa waxay kamid yihiin magaalooyinka ka tirsan deegaanada soomaalida ee sida weyn looga ciday.
Sidoo kale, xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa kamid ah goobahaas.
Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbineynaa sawirrada sida looga ciiday deegaanada qaar.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}