Warbixin ku saabsan Kalluunka ee magaalada Berbera

Qoraalka Codka, Warbixin ku saabsan Kalluunka ee magaalada Berbera

Magaalada Berbera ee deegaanada Jamhuuriyada Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay waxaa laga hirgaliyey Suuq u gaar ah Kaluumaysatada oo ay ku iibiyaan kuna qalaan.Wariyaha BBC Axmed Siciid Cige ayaa hawlo shaqo u tagay magaalada Berbera waxaana uu tegay Suuqa Kalluunka waxaana uu wareystey macaamiisha, Kalluumaysatada iyo maamulka.

Warbixin ku saabsan Kalluunka ee magaalada Berbera
Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah Kalluumaysada oo ku jira hawlmaalmeedkoodii caadiga ahaa
Warbixin ku saabsan Kalluunka ee magaalada Berbera
Qoraalka sawirka, Doonyaha Kalluumaysatada oo ku xiran xeebta Berbera