Sawirrada weerarka Las Vegas

Wax ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay magaalada Las Vegas kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday meel ay ka socotay xaflad

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Ninka hubeysan waxa uu saarnaa dabaqa 32aad ee hoteel ku dhow meesha wax ka dhaceen

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Goobjoogayaal ayaa sheegay in la ridey boqolaal xabbadood.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dad la cararaya qof dhaawac ah

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dad lafahooda la baxsanaya

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Booliiska ayaa dadka u sheegay in ay ka fogaadaan meeshii wax ka dhaceen.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Kabbo yaala halkii dadka lagu laayay.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Ciidammo boolis ah oo hawlgal ka wada goobtii wax ka dhaceen.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Booliiska ayaa sheegay in ay raadinayaan qof gaari la saarnaa ninkii dilka geystay.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dhammaan waddooyinka ayaa la xirey, booliiskana waxa ay joojiyeen ninkan oo baabuur soo marsiiyay waddada Tropicana Avenue