Isku aadka ciyaaraha maanta
Xigashada Sawirka, AFP
Horyaalka England ayaa manta iyo beritaba waxaa dhacaya ciyaaro ay kooxuhu isku arki doonaan. West Ham waxay wada ciyaari doonaan kooxda Waqooyiga London ka dhisan ee Tottenham.
Kooxda Burley waxaa marti u noqonaysa kooxda horyaalka ku cusub ee Huddersfield.
Everton oo ciyaarteedii ugu dambaysay laga adkaaday waxaa u imanaysa kooxda Bournemouth
Manchester City oo maalmahan la qaban la'yahay waxaa marti u ah kooxda Crystal Palace
Kooxda Manchester United waxay u safraysaa garoonka magaalada Southampton.
Chelsea oo ah kooxda haysata horyaalka England waxay aadaysaa garoonka kooxda Swansea
Liverpool waxay ishardin doonaan kooxda Leicester ee dawacooyinka.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}