Warbixin iyo Sawirro : Ciyaaraha degmooyinka G. Banaadir

Qoraalka Codka, Ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo soconaya
Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah taageerayaasha oo dareenkooda ka hadlay
Qoraalka sawirka, Koox ka mid ah kooxihii ciyaaraha ka qaybgalay
Qoraalka sawirka, Taageerayaal aad u badan ayaa kasoo qeybgalay tartanka degmooyinka gobolka Banaadir
Qoraalka sawirka, 17 kooxood oo ka ka kooban 392 ciyaartooy ayaa ka qaybgalay ciyaaraha
Qoraalka sawirka, Gabadh ka mid ah taageerayaasha