Maktabad Muqdisho laga furay. Warbixin iyo Sawirro
Qoraalka Codka, Muuqaalka MaktabaddaMuddo 25 sano ka badan Muqdisho ma lahayn maktabad bulshada u furan oo wax laga akhristo.
Maktabaddii qaranka ee dalku lahaa waxay ku burburtay dagaalladii ahliga ahaa ee dalka ka dhacay.
Koox dhallinyaro ah oo is xilqaamay ayaa waxa ay fureen maktabad, si ay u dhiirigaliyaan wax akhrinta.
Wariyaheenna Muqdisho Calinuur Salaad ayaa warbixntan ka diyaariyey.
Qoraalka sawirka, Dhallinyaro buugaag ku akhrisanaysa maktabaddaQoraalka sawirka, Buug sheekoQoraalka sawirka, Buugaag af carabi ku qoranQoraalka sawirka, Dad buugaag ka raadsanaya maktabaddaQoraalka sawirka, Buugaag aqoon guud ka hadlayaQoraalka sawirka, Nin buug daalacanayaQoraalka sawirka, Buugaagta maktabaddaQoraalka sawirka, Dad Maktabadda joogaQoraalka sawirka, Maktabadda qaranka oo hadda burbursanSawirrada waxaa qaaday Maxamuud Cabdisamad