SAWIRRO: Xafladda caleemo saarka madaxweyne Farmaajo

Qoraalka sawirka, Marti sharaf aad u badan ayaa ku sugan xarunta ay xafladda ka socoto.
Qoraalka sawirka, Wakiillo ka socda dalalka deriska iyo kuwa caalamka ayaa ka qeybgalaya xafladda
Qoraalka sawirka, Martida ku sugan munaasabadda caleemo saarka
Qoraalka sawirka, Heeso aya laga qaadayaa goobta
Qoraalka sawirka, Xafladda caleemo saarka