Mucaaradka Seychelles oo ku guulaystay doorashooyinka Baarlamaanka
Xigashada Sawirka, AFP
Mucaaradka waddanka Seychelles ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ku guulaystay doorashooyinka Baarlamaanka.
Natiijooyinka Rasmiga ah ayuu isbahaysiga mucaaradka ee LDS waxa uu ka helay 15 kursi ee Baarlamaanka cusub ee dalkaasi, tiradaasi oo 5 ka badan Xisbiga Dadka ee Madaxweyne James Michel.
Mucaaradka ayaa la filayay inay ku guulaystaan doorasha ka dhacday jasiiraddan ku taal Badweynta Hindiya.
Ka hor inta aanan lagu dhawaaqin natiijada doorashada, ayuu Mr Michel waxa uu ballanqaaday inuu la shaqeyn doono baarlamanka cusub.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}