You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Muxuu yahay qorshaha Soomaaliya uga yaalla shidaalka qaaliyoobay?
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo
Shidaalka ayaa qaaliyoobay magaalada caasimada ah ee Muqdisho kadib markii uu bilowday dagaalka Iran.
Wadayaasha gaadiidka bajaajla ayaa banaanbaxyo ka dhigay gudaha magaalada, madaama waxa ka badan boqolkiiba boqol uu sare u kacay qiimaha shidaalka.