Daawo: Khasaare intee la ek ayaa gaaray Israa'iil iyo Xamaas?
Wasiirka Tamarta iyo kaabayaasha ee Israel, Israel Katz ayaa sheegay in dalkiisa uu korontada ka jartay Marinka Gaza.
Wuxuu sheegay inuu shirkadda korontada ku maray inay jarto korontada.
Jaridda korontada waa wax maalin walba ka dhaca Gaza.
Dhanka kale, tiro dhimasho ah iyo khasaare kale ayaa Israa'iil kasoo gaaray dagaalka.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}