BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Raadiye
Muuqaal
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
War
Siyaasad
Soomaali
Raadiye
Muuqaal
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Xayeysiin
Sawirro: Muqdisho oo qaad la'aan ah
6 Sebtembar 2016
Halkan ka daawo sawirrada suuqa Beerta ee magaalda Muqdisho oo maanta qaad la'aan ah
Qoraalka sawirka,
Dad jaad doon ah oo isugu yimid suuqa Beerta ee magaalada Muqdisho oo aan maanta qaad la gayn.
Qoraalka sawirka,
Mashquul badan kama jira suuqa Beerta ee lagu iibiyo qaadka magaalada Muqdisho
Qoraalka sawirka,
Mashquul badan kama jira suuqa Beerta ee lagu iibiyo qaadka magaalada Muqdisho
Qoraalka sawirka,
Dumar badan ayaa ku tiirsan ganacsiga qaadka