Sawirradii ugu quruxda badnaa ee laga qaaday qaaradda Afrika todobaadkan

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Hablo da'yar oo fuushan dooni ka dhaqaaqaysa koobta rakaabku ka fuulaan ee harada Victoria, Kampala, Uganda

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Rag koofiyado ka hor iibsanaya masaajid ku yaal caasimadda Senegal ee Dakar.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Haweenay joogta goob dumarka lagu qurxiyo oo ku taal magaalada Bujumbura, caasimada Burundi.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Halkanna waa qoys reer Sudan ah oo magaalada Kharduum ka iibsanaya dhar.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Dawaarle isna reer Sudan ah oo shaqada ku jira.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Magaalada Lagos ee Nigeria ayaa haween ciidayaa ay sawirro iskaga qaadayaan masaajid hortii

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Magaalada Maiduguri ee ah xarunta gobolka Boko Xaraam ka dhaqdhaqaaqdo oo caruur faraxsani ku ciidayaan.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Bandhig dhaqameed fardo ku joognimo ah Durbar la yidhaa ayaa lagu qabtaa Ciidda magaalada Kano ee woqooyiga Nigeria.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Caruur maalintii ciida awr la fuushiinayo awr, xaafadda Islii ee magaalada madaxda Kenya ee Nairobi.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika na dhaqan ay bilaabeen waagii midab takoorka ayaan weli la joogin waana in cunto loo kariyo masaakiinka maalimaha ciidaha ah.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Damaashaadka ciidda oo ka socda masaajid ku yaal magaalada Tunis ee dalka Tunisia.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Caruurta agoonta ah ee ku jirta xarunta Kabowa Hidayat Islamic School ee magaalada Kampala, Uganda oo ciida damaashaadaya

Xigashada Sawirka, Ronald Grant

Qoraalka sawirka, Hablo yarayr oo leexo fuushan, Xamar, Soomaaliya.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Raashid Qanuushi, siyaasi reer Tunisia ah

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, .

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Haweenay fadhida tacsidii madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Gabadh kuwa dharka xayiisiisa ah oo badhig Koonfur Afrika ka dhacaya ka qayb galaysa

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Weli waa Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Gabadh kale oo ka qayb galaysa isla badhiga dharka lagu xayeysiinayo ee Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Sawirro bilic leh oo laga qaaday bandhig dhaqameed ka dhacay Ivory Coast

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Kooxda baanbooyda Itoobiya oo Addis Ababa ka tumaysa

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Gabadh reer Nigeria ah oo sawir iska qaadaysa